Ruud 3:10 ~ Рут 3:10

picture

M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Gabadhaydiiyey, Rabbigu ha ku barakeeyo, waayo, roonaan weyn baad i tustay ugu dambaystii, oo ka sii weyn tii markii hore, maxaa yeelay, ma aad raacin rag dhallinyaro ah, faqiir iyo taajir toona.


А той каза: Благословена да си от Господа, дъщерьо; тая последна доброта, която се показала, е по-голяма от предишната, гдето ти не отиде след млади, били те сиромаси или богати.

Continue reading Report error