Ruud 2:7 ~ Рут 2:7

picture

O o waxay igu tidhi, Waan ku baryayaaye aan beerta xaabxaabo, oo aan kuwa beerta gooynaya dabadood xidmooyinka wax ka dhex urursado. Taas aawadeed way timid, oo wax bay urursanaysay subaxdii ilaa haatan, in yar oo ay guriga ku maqnayd mooyaane.


А вона сказала: Нехай я збиратиму, та назбираю між снопами за женцями! І прийшла вона, і стала від самого ранку й аж дотепер; а вдома вона була мало.

Continue reading Report error