Ruud 2:4 ~ Ruth 2:4

picture

O o bal eeg, Bocas baa wuxuu ka yimid Beytlaxam, oo wuxuu ku yidhi kuwii beerta gooynayay, Rabbigu ha idinla jiro. Oo iyana waxay ugu jawaabeen, Rabbigu ha ku barakeeyo.


Behold, Boaz came from Bethlehem, and said to the reapers, “May Yahweh be with you.” They answered him, “May Yahweh bless you.”

Continue reading Report error