Ruud 2:19 ~ 路 得 記 2:19

picture

M arkaasaa soddohdeed waxay ku tidhi, Xaggee baad maanta wax ka soo xaabxaabtay? Oo xaggee baad ka shaqaysay? Ha barakaysnaado kii ku gartay. Oo iyana waxay soddohdeed u sheegtay kii ay la shaqaysay, oo waxay ku tidhi, Ninkii aan maanta la shaqeeyey magiciisa waxaa la yidhaahdaa Bocas.


婆 婆 問 他 說 : 你 今 日 在 哪 裡 拾 取 麥 穗 , 在 哪 裡 做 工 呢 ? 願 那 顧 恤 你 的 得 福 。 路 得 就 告 訴 婆 婆 說 : 我 今 日 在 一 個 名 叫 波 阿 斯 的 人 那 裡 做 工 。

Continue reading Report error