Ruud 1:19 ~ Руфь 1:19

picture

S idaas daraaddeed labadoodiiba way israaceen ilaa ay yimaadeen Beytlaxam. Oo markay Beytlaxam yimaadeen, magaaladii oo dhammu waa ku soo ururtay, oo dumarkiina waxay yidhaahdeen, Tanu ma Nimco baa?


И обе женщины пошли дальше, пока не пришли в Вифлеем. Когда они пришли в Вифлеем, весь город пришел в движение из-за них, и женщины восклицали: – Неужели это Ноеминь?

Continue reading Report error