M arkaasuu haddiiba u yeedhay ninkii dhallinyarada ahaa, oo hubka u siday, oo wuxuu ku yidhi, War dadku yaanu i odhan, Naag baa dishaye, seeftaada la soo bax oo i dil. Markaasaa ninkiisii dhallinyarada ahaa seef ka mudhbixiyey, kolkaasuu dhintay.
І він зараз кликнув до юнака, свого зброєноші, та й сказав йому: Витягни свого меча, та й забий мене, щоб не сказали про мене: Його жінка забила! І його юнак проколов його, і він помер.
Continue reading Report error