L aakiinse magaalada waxaa ku dhex tiil munaarad xoog badan. Markaasay halkaas ku carareen rag iyo dumarba, iyo kulli wixii magaalada joogay oo dhan, oo intay isku soo xidheen ayay kor u fuuleen munaaradda saqafkeedii.
Но всред града имаше яка кула, гдето прибягнаха всичките мъже и жени, и всичките градски жители, та се затвориха, и качиха се на покрива на кулата.
Continue reading Report error