M arkaasaa dadkii nin waluba wuxuu soo jaray laantiisii, oo waxay soo raaceen Abiimeleg, oo intay laamihii qalcaddii ku ag tuuleen ayay haddana dab sudheen, oo sidaasay dadkii munaaraddii Shekem joogay oo dhammu u wada le'deen; oo waxay ahaayeen in ku dhow kun qof oo rag iyo dumarba leh.
И все его воины нарубили веток и пошли за Авимелехом. Они сложили их у убежища и подожгли его над теми, кто в нем был. И все, кто был в шехемской башне, около тысячи мужчин и женщин, погибли.
Continue reading Report error