M arkaasaa Abiimeleg waxaa loo sheegay in dadkii ku jiray munaaraddii Shekem oo dhammu ay isku urursan yihiin.
І було донесено Авімелехові, що зібралися всі господарі сихемської башти.