Xaakinnada 9:44 ~ Книга Суддів 9:44

picture

M arkaasay Abiimeleg iyo guutooyinkii la jiray hore u soo rooreen, oo waxay istaageen iriddii magaalada laga soo geli jiray; oo labadii guutona waxay ku yaaceen dadkii duurka joogay oo dhan, wayna wada laayeen.


А Авімелех та відділи, що з ним, напали й стали при вході міської брами, а два відділи напали на все, що в полі, та й повбивали їх.

Continue reading Report error