Xaakinnada 9:35 ~ Книга Судей 9:35

picture

M arkaasaa Gacal ina Cebed baxay, oo wuxuu istaagay iridda magaalada laga soo galo; oo Abiimeleg iyo dadkii la jirayna waxay ka soo kaceen gaadmadii.


А Гаал, сын Эведа, вышел и стоял у входа в городские ворота как раз тогда, когда Авимелех и его воины выходили из засады.

Continue reading Report error