Xaakinnada 9:3 ~ Съдии 9:3

picture

M arkaasay abtiyaashiis ula hadleen dadkii Shekem oo dhan, oo waxay u sheegeen erayadiisii oo dhan; kolkaasay qalbiyadoodii u leexdeen inay Abiimeleg raacaan; waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa walaalkeen.


Братята, прочее, на майка му изказаха всички тия думи за него на всеослушание пред всичките сихемски мъже; и сърцата им склониха към Авимелеха, защото рекоха: Той ни е брат.

Continue reading Report error