W aan idin baryayaaye, La hadla dadka Shekem oo dhan, oo bal weyddiiya, Kee baa idiin wanaagsan, in wiilasha Yerubbacal oo ah toddobaatan ay idiin wada taliyaan, mise in mid keliyahu idiin taliyo? Oo waxaad kaloo xusuusataan inaan ahay laftiinnii iyo hilibkiinnii.
– Спросите всех жителей Шехема: «Что для вас лучше, чтобы вами правили все семьдесят сыновей Еруббаала или всего лишь один?» Помните, что я – ваша плоть и кровь.
Continue reading Report error