M arkaasaa Gidcoon wuxuu dahabkii ka sameeyey eefod, oo wuxuu dhigay magaaladiisii taasoo ahayd Coofraah; oo reer binu Israa'iil oo dhammuna way wada raaceen sidii naag ninkeedii ka dhillowday, markaasuu dabin ku noqday Gidcoon iyo reerkiisiiba. Dhimashadii Gidcoon
От тях Гедеон направи ефод, който постави в града си, в Офра. Там целият Израел блудстваше след ефода; и той стана примка на Гедеон и дома му.
Continue reading Report error