Xaakinnada 8:22 ~ Judges 8:22

picture

M arkaasaa dadkii reer binu Israa'iil waxay Gidcoon ku yidhaahdeen, Haddaba noo tali, adiga iyo wiilkaaga, iyo wiilkaaga wiilkiisuba; maxaa yeelay, waad naga badbaadisay gacantii reer Midyaan.


Then the men of Israel said to Gideon, “Rule over us, both you and your son, also your son’s son, for you have delivered us from the hand of Midian.”

Continue reading Report error