Xaakinnada 8:18 ~ Judges 8:18

picture

K olkaasuu Sebah iyo Salmunnac ku yidhi, Raggii aad Taaboor ku layseen siday ahaayeen? Oo iyana waxay ugu jawaabeen, Waxay ahaayeen sidaadoo kale; oo mid waluba wuxuu u ekaa ilmo boqor oo kale.


Then said to Zebah and Zalmunna, What kind of men were they whom you slew at Tabor? And they replied, They were like you, each of them resembled the son of a king.

Continue reading Report error