H addaba Sebah iyo Salmunnac waxay joogeen Qarqor, iyaga iyo ciidammadoodii, oo waxay ku dhowaayeen shan iyo toban kun oo nin, oo intaasuna waxay ahayd intii ka hadhay ciidankii reer bariga oo dhan; waayo, waxaa ka la'day boqol iyo labaatan kun oo nin oo seefqaad ah.
Na i Karakoro a Tepa raua ko Taramuna, me o raua ope hoki, me te mea tekau ma rima nga mano, ko te hunga katoa i mahue o te ope katoa o nga tangata o te rawhiti: i hinga hoki o te hunga mau hoari, kotahi rau e rua tekau nga mano.
Continue reading Report error