O o raggii reer Efrayim waxay Gidcoon ku yidhaahdeen, War maxaad waxan noogu samaysay, oo aad noogu yeedhi weyday, markaad u soo kacday inaad reer Midyaan la dagaallanto? Oo aad iyo aad bay u canaanteen isagii.
Тогава ефремците казаха на <Гедеона>: Какво ни стори ти, че не ни повика, когато отиде да воюваш против Мадиама? И караха се силно с него.
Continue reading Report error