Xaakinnada 6:39 ~ Judges 6:39

picture

M arkaasaa Gidcoon wuxuu Ilaah ku yidhi, Cadhadaadu yaanay igu kululaan oo markan keliya ayaan hadlayaa. Markan keliya aan dhogorta wax ku hubsado, waan ku baryayaaye. Bal markan dhogorta keliya engeg ha noqoto, laakiinse dhulka kale oo dhammu dharab ha lahaado.


Then Gideon said to God, “ Do not let Your anger burn against me that I may speak once more; please let me make a test once more with the fleece, let it now be dry only on the fleece, and let there be dew on all the ground.”

Continue reading Report error