Xaakinnada 6:37 ~ Съдии 6:37

picture

b al eeg, meesha sarreenka lagu tumo ayaan dhigayaa dhogor idaad, haddaba haddii dharab qoyo dhogorta keliya oo dhulka kale oo dhammuna uu engegnaado, markaasaan ogaanayaa inaad gacantayda ku badbaadinaysid reer binu Israa'iil, sidaad ku hadashay.


ето, аз ще сложа руно вълна на хармана. Ако падне роса само на руното, а цялата почва остане суха, тогава ще знам, че ще освободиш Израел с моята ръка, според както си казал.

Continue reading Report error