Xaakinnada 6:21 ~ Книга Судей 6:21

picture

M arkaasaa malaggii Rabbigu wuxuu soo taagay ushii gacantiisa ku jirtay dabadeedii, oo wuxuu ku taabtay hilibkii iyo kibistii aan khamiirka lahayn, markaasaa dab ka soo baxay dhagaxii, oo wuxuu laastay hilibkii iyo kibistii aan khamiirka lahayn; oo markaasaa malaggii Rabbigu ka libdhay araggiisii.


Концом посоха, который был у Него в руке, Ангел Господень прикоснулся к мясу и пресному хлебу. Из скалы вырвалось пламя, которое пожрало мясо и хлеб. И Ангел Господень исчез.

Continue reading Report error