Xaakinnada 6:20 ~ Judges 6:20

picture

M arkaasaa malaggii Ilaah wuxuu ku yidhi isagii, Hilibka iyo kibista aan khamiirka lahayn qaad, oo waxaad saartaa dhagaxan, oo maraqana ku qub. Oo isna sidaasuu yeelay.


The angel of God said to him, “Take the meat and the bread without yeast and lay them on this rock. Then pour out the water.” Gideon did so.

Continue reading Report error