M arkaasaa Gidcoon gudaha galay, oo wuxuu diyaariyey orgi yar, iyo qiyaas eefaah bur ah oo uu ka sameeyey kibis aan khamiir lahayn. Hilibkii wuxuu ku riday dambiil, maraqiina dheri buu ku shubay, oo wuxuu ugu keenay oo ku siiyey geedkii hoostiisa.
Ghedeon a intrat, a gătit un ied, iar dintr-o efă de făină a făcut azime. Carnea iedului a pus-o într-un coş, iar zeama într-un vas; apoi s-a dus înspre El, sub terebint şi I le-a oferit.
Continue reading Report error