Xaakinnada 6:15 ~ Jueces 6:15

picture

M arkaasuu isna wuxuu ku yidhi, Sayidow, maxaan reer binu Israa'iil ku badbaadiyaa? Bal eeg, reerkaygu waa kan ugu liita reer Manaseh, oo anna waxaan ahay kan ugu yar reerka aabbahay.


Y él respondió: Ah Señor, ¿cómo libraré a Israel ? He aquí que mi familia es la más pobre en Manasés, y yo el menor de la casa de mi padre.

Continue reading Report error