Xaakinnada 6:11 ~ Книга Судей 6:11

picture

M arkaasaa waxaa yimid malaggii Rabbiga, oo wuxuu hoos fadhiistay geedkii ku yiil Cofraah, oo uu lahaa Yoo'aash kii reer Abiiceser; oo wiilkiisii Gidcoon ahaa ayaa sarreen ku tumayay meeshii macsaradda inuu ka qariyo reer Midyaan.


Ангел Господень пришел и сел в Офре под дубом, который принадлежал авиезриту Иоашу. Его сын Гедеон молотил тогда пшеницу в давильне, чтобы укрыть ее от мадианитян.

Continue reading Report error