R abbiyow, cadaawayaashaada oo dhammu sidaas ha u halligmeen; Laakiinse kuwa Rabbiga jecel oo dhammu ha noqdeen sida qorraxda markay xooggeeda la soo baxdo. Oo dalkiina afartan sannadood wuu xasilloonaa.
So do all Thine enemies perish, O Jehovah, And those loving Him As the going out of the sun in its might!' and the land resteth forty years.
Continue reading Report error