O o amiirradii reer Isaakaarna waxay la jireen Debooraah; Oo sidii reer Isaakaar ahaa ayaa Baaraaqna ahaa; Oo xagga dooxada ayay u ordeen iyagoo daba socda. Oo biyo mareenka reer Ruubeen agtiisa Wax weyn baa lagu goostay.
زُعَماءُ مِنْ يَسّاكَرَ كانُوا مَعَ دَبُّورَةَ، فَدَعَمَ جَيشُ يَسّاكَرَ باراقَ، تَحْتَ إمْرَتِهِ أُرْسِلُوا إلَى الوادِي. «وَفِي بَنِي رَأُوبَيْنَ جُنُودٌ عِظامٌ، لَكِنَّهُمْ قَعَدُوا فِي بُيُوتِهِمْ يَفْعَلُونَ ما يُحِبُّونَ.
Continue reading Report error