Xaakinnada 5:14 ~ 士 師 記 5:14

picture

R eer Efrayim waxaa ka soo baxay kuwo xididkoodii yahay Camaaleq; Dabadeedna, adiga reer Benyaamiinow, iyo dadkaaga kugu dhex jira, Oo reer Maakiirna waxaa ka soo baxay taliyayaal, Reer Sebulunna waxaa ka yimid kuwo haya usha sirkaalka wax qora.


有 根 本 在 亚 玛 力 人 的 地 , 从 以 法 莲 下 来 的 ; 便 雅 悯 在 民 中 跟 随 。 有 掌 权 的 从 玛 吉 下 来 ; 有 持 杖 检 点 民 数 的 从 西 布 伦 下 来 ;

Continue reading Report error