M eelaha biyaha laga dhaansado, oo ka fog qaylada qaansoleyda, Halkaasay ka maqashiin doonaan falimihii Rabbiga oo xaqa ahaa, Kuwaas oo ahaa falimihii xaqa ahaa oo uu ku xukumay reer binu Israa'iil. Taas ka dibna dadkii Rabbigu waxay tageen xagga irdaha.
Через крик при ділінні здобичі між місцями, де воду беруть, там виспівують правди Господні, правди селянства Його у Ізраїлі. Тоді то зійшов був до брам Господній народ.
Continue reading Report error