Xaakinnada 4:3 ~ ﺍﻟﻘﻀﺎﺓ 4:3

picture

O o reer binu Israa'iilna waxay u qayshadeen Rabbiga, waayo, ninkaasu wuxuu lahaa sagaal boqol oo gaadhifardood oo bir ah, oo kaasu labaatan sannadood buu reer binu Israa'iil aad u cadaadinayay.


فَاسْتَنْجَدَ بَنُو إسْرائِيلَ بِاللهِ ، إذْ كانَتْ لِسِيسَرا تِسْعُ مِئَةِ مَرْكَبَةٍ حَدِيدِيَّةٍ. وَقَدِ اضْطَّهَدَ بَنِي إسْرائِيلَ بِقَسْوَةٍ مُدَّةَ عِشْرِينَ سَنَةً.

Continue reading Report error