M arkaasaa naagtii Xeber oo ahayd Yaaceel ayaa qaadatay qori dhidib ah, oo gacantana waxay ku qabsatay dubbe, oo intay tartiib ugu dhowaatay ayay dhidibkii kaga dhufatay dhafoorka, oo intuu dhidibkii ka dusay ayuu dhulka muday, maxaa yeelay, isagu hurdo weyn buu ku jiray oo aad buu u daalay, oo sidaasuu u dhintay.
І взяла Яїл, жінка Хеверона, наметового кілка, і взяла в свою руку молотка, і підійшла тихо до нього, та й всадила того кілка в його скроню, аж у землю. А він спав, змучений, і він помер.
Continue reading Report error