M arkaasuu wuxuu iyadii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, i sii in yar oo biyo ah oo aan cabbo, waayo, waan harraadsanahay. Kolkaasay u soo furtay sibraar caano ah, oo intay dhansiisay ayay haddana dedday isagii.
– Я хочу пить, – сказал он. – Пожалуйста, дай мне воды. Она открыла бурдюк с молоком, дала ему напиться и укрыла его.
Continue reading Report error