Xaakinnada 4:16 ~ Judges 4:16

picture

L aakiinse Baaraaq wuxuu eryooday gaadhifardoodkii iyo ciidankii ilaa Xaroshed tii Quruumaha; oo Siiseraa ciidankiisii oo dhan waxaa lagu laayay seef, oo xataa nin keliyuhu kama hadhin.


But Barak went after the war-wagons and the army as far as Harosheth-hagoyim. All of Sisera’s army fell by the sword. Not one was left.

Continue reading Report error