Xaakinnada 4:13 ~ Книга Судей 4:13

picture

M arkaasaa Siiseraa wuxuu gaadhifardoodkiisii oo dhan, kuwaasoo ahaa sagaal boqol oo gaadhifardood oo bir ah, iyo kulli dadkii isaga la joogay oo dhan, ka soo wada urursaday Xaroshed tii Quruumaha, oo wuxuu ku soo urursaday Webi Qiishoon.


Сисара собрал свои девятьсот железных колесниц и всех своих людей из Харошет-Гоима возле реки Кишона.

Continue reading Report error