S idaas daraaddeed cadhadii Rabbigu aad bay ugu kululaatay reer binu Israa'iil, oo wuxuu iyagii ka iibiyey boqorkii Mesobotamiya oo ahaa Kuushan Rishcaatayim; oo reer binu Israa'iil waxay Kuushan Rishcaatayim u adeegayeen siddeed sannadood.
Domnul S'a aprins de mînie împotriva lui Israel, şi i -a vîndut în mînile lui Cuşan-Rişeataim, împăratul Mesopotamiei. Şi copiii lui Israel au fost supuşi opt ani lui Cuşan-Rişeataim.
Continue reading Report error