Xaakinnada 3:15 ~ Съдии 3:15

picture

L aakiinse markii reer binu Israa'iil ay Rabbiga u qayshadeen, Rabbigu wuxuu u kiciyey badbaadiye, kaasoo ahaa Eehuud ina Geeraa, oo reer Benyaamiin, oo ahaa nin gurran. Isaga ayay reer binu Israa'iil hadiyad ugu soo dhiibeen Cegloon kii ahaa boqorkii reer Moo'aab.


А когато израелтяните извикаха към Господа, Той им въздигна за избавител Аод, син на вениаминеца Гира, мъж левак. По него израелтяните пратиха подарък на моавския цар Еглон.

Continue reading Report error