O o kaas waxaa ku soo degay Ruuxa Rabbiga, oo wuxuu xukumi jiray reer binu Israa'iil. Dagaal buuna u baxay, oo Rabbiguna wuxuu gacantiisii u geliyey boqorkii Mesobotamiya oo ahaa Kuushan Rishcaatayim, oo isna wuu ka gacan sarreeyey Kuushan Rishcaatayim.
حَلَّ رُوحُ اللهِ عَلَيهِ، وَعَمِلَ كَقاضٍ لإسْرائِيلَ. وَخَرَجَ إلَى الحَرْبِ، فَأعانَهُ اللهُ عَلَى كُوشانَ رِشَعْتايِمَ مَلِكِ أرامَ، فَهَزَمَهُ.
Continue reading Report error