Xaakinnada 3:1 ~ Judges 3:1

picture

H addaba kuwanu waa quruumihii Rabbigu u daayay inuu reer binu Israa'iil ku tijaabiyo, oo waxay ahaayeen in alla intii aan ogayn dagaalladii reer Kancaan oo dhan;


Now these are the nations which the Lord left, to prove Israel by them, even as many of Israel as had not known all the wars of Canaan;

Continue reading Report error