Xaakinnada 20:5 ~ ﺍﻟﻘﻀﺎﺓ 20:5

picture

M arkaasay raggii reer Gibecaah igu kaceen, oo habeennimo ayay gurigii igu hareereeyeen, oo waxay damceen inay i dilaan, naagtaydii addoonta ahaydna way kufsadeen, wayna dhimatay.


فَقامَ سَادَةُ جِبْعَةَ عَلَينا، وَأحاطُوا البَيتَ فِي تِلْكَ اللَّيلَةِ بِسَبَبِي. أرادُوا أنْ يَقْتُلُونِي. وَاغتَصَبُوا جارِيَتِي فَماتَتْ.

Continue reading Report error