Xaakinnada 20:48 ~ Книга Судей 20:48

picture

O o raggii reer binu Israa'iil haddana way ku soo noqdeen reer Benyaamiin, oo waxay ku laayeen seef magaaladii oo dhan, iyo xoolihii, iyo wixii ay heleen oo dhanba; oo weliba magaalooyinkii ay heleen oo dhanna dab bay qabadsiiyeen.


Израильтяне вернулись к вениамитянам и предали их мечу – людей, животных и все, что нашли. И все города на их пути они подожгли.

Continue reading Report error