Xaakinnada 20:42 ~ Judecători 20:42

picture

S idaas daraaddeed waxay dhabarka u jeediyeen raggii reer binu Israa'iil, oo waxay u carareen xagga cidlada; laakiinse dagaalkii si adag baa loola sii raacay, oo kuwii magaalooyinka ka soo baxay ayaa labadhexaadkii ku laayay.


Au fugit dinaintea israeliţilor spre drumul care duce în pustie, dar nu au putut scăpa de luptă; israeliţii care ieşeau din cetate i-au ucis chiar acolo.

Continue reading Report error