Xaakinnada 20:4 ~ 士 師 記 20:4

picture

M arkaasuu kii reer Laawi oo ahaa ninkii qabay naagtii la dilay jawaabay oo yidhi, Waxaan imid magaalada Gibecaah oo reer Benyaamiin ay leeyihiin, oo waxaannu doonaynay inaannu ku hoyanno aniga iyo naagtaydii addoonta ahayd.


那 利 未 人 , 就 是 被 害 之 婦 人 的 丈 夫 , 回 答 說 : 我 和 我 的 妾 到 了 便 雅 憫 的 基 比 亞 住 宿 。

Continue reading Report error