Xaakinnada 20:39 ~ 士 師 記 20:39

picture

M arkaasay raggii reer binu Israa'iil dagaalkii ka jeesteen, oo reer Benyaamiinna waxay bilaabeen inay laayaan oo dilaan, oo waxay raggii reer binu Israa'iil ka dileen in ku dhow soddon qof; waayo, waxay isyidhaahdeen, Hubaal sidii dagaalkii horay ku le'deen hortayada.


以 色 列 人 臨 退 陣 的 時 候 , 便 雅 憫 人 動 手 殺 死 以 色 列 人 , 約 有 三 十 個 , 就 說 : 他 們 仍 像 前 次 被 我 們 殺 敗 了 。

Continue reading Report error