K olkaasay reer Benyaamiin maalintii labaad kaga soo baxeen Gibecaah, oo haddana waxay baabbi'iyeen reer binu Israa'iil, oo waxay ka laayeen siddeed iyo toban kun oo nin oo wada seefqaad ah.
Benjamin went out against them from Gibeah the second day. And they killed 18, 000 men of Israel who used the sword.
Continue reading Report error