Xaakinnada 20:23 ~ Judges 20:23

picture

( Markaasay reer binu Israa'iil tageen oo ilaa fiidkii ku hor ooyeen Rabbiga, oo Rabbigay weyddiisteen iyagoo leh, Miyaannu haddana u dhowaannaa inaannu walaalahayo reer Benyaamiin la dirirno? Markaasuu Rabbigu ku yidhi, Taga oo la dirira.)


And the children of Israel went up and wept before Jehovah until even; and they asked of Jehovah, saying, Shall I again draw nigh to battle against the children of Benjamin my brother? And Jehovah said, Go up against him.

Continue reading Report error