M arkaasay reer binu Israa'iil kaceen, oo waxay tageen Beytel, oo Ilaah bay talo weyddiisteen. Oo waxay yidhaahdeen, Yaa reer Benyaamiin marka hore noogu duulaya? Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Reer Yahuudah ha u horreeyeen.
І встали вони, і ввійшли до Бет-Елу, і питалися Бога, та й сказали Ізраїлеві сини: Хто піде нам спереду на бій з Веніяминовими синами? І сказав Господь: Юда спереду.
Continue reading Report error