H addaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee Gibecaah jooga noo soo bixiya, aannu dilnee, oo aannu reer binu Israa'iil sharka ka dhex fogaynee. Laakiinse reer Benyaamiin ma ay doonaynin inay dhegaystaan codkii reer binu Israa'iil oo walaalahood ahaa.
现 在 你 们 要 将 基 比 亚 的 那 些 匪 徒 交 出 来 , 我 们 好 治 死 他 们 , 从 以 色 列 中 除 掉 这 恶 。 便 雅 悯 人 却 不 肯 听 从 他 们 弟 兄 以 色 列 人 的 话 。
Continue reading Report error