Xaakinnada 2:1 ~ Книга Судей 2:1

picture

M arkaasaa malaa'igtii Rabbigu waxay ka soo kacday Gilgaal oo Bokiim timid, oo waxay tidhi, Anigaa idinka soo bixiyey dalkii Masar, oo waxaan idin keenay dalkii aan ugu dhaartay awowayaashiin, oo waxaan idhi, Anigu weligay jebin maayo axdigayga aan idinla dhigtay.


Ангел Господень пришел из Гилгала в Бохим и сказал: – Я вывел вас из Египта и привел в землю, о которой клялся вашим отцам. Я сказал: «Я никогда не нарушу Мой завет с вами,

Continue reading Report error