Xaakinnada 19:9 ~ Judges 19:9

picture

O o markii ninkii u kacay inuu tago, isagii iyo naagtiisii addoonta ahayd, iyo midiidinkiisiiba, ayaa soddoggiis oo ahaa gabadha aabbeheed ku yidhi, Bal eeg haatan qorraxdu waa sii dhacaysaaye, haddaba waan ku baryayaaye, bal caawa oo dhanna iska joog; bal eeg haatan waa gabbaldhac, de halkan isaga hoyo, in qalbigaagu iska faraxsanaado; oo haddana berri aroorta hore iska tag oo gurigaagii aad.


And when the man and his concubine and his servant rose up to leave, his father-in-law, the girl’s father, said to him, Behold, now the day draws toward evening, I pray you stay all night. Behold, now the day grows to an end, lodge here and let your heart be merry, and tomorrow get early on your way and go home.

Continue reading Report error