Xaakinnada 19:6 ~ 士 師 記 19:6

picture

S idaas daraaddeed way fadhiisteen, oo labadoodiiba wax bay wada cuneen oo cabbeen, markaasaa gabadha aabbeheed wuxuu ninkii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, raalli ahow, caawa oo dhanna iska joog, oo qalbigaaguna ha faraxsanaado.


於 是 二 人 坐 下 一 同 吃 喝 。 女 子 的 父 親 對 那 人 說 : 請 你 再 住 一 夜 , 暢 快 你 的 心 。

Continue reading Report error